Wasaarada Beeraha Soomaaliland Oo Howlgelisay Koox Ka hor-tagga Ayaxa.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay inay kooxaha ka hor-tagga iyo la-dagaalanka Ayaxa u direen saddexda gobol ee kala ah Awdal, Saaxil iyo Togdheer, si ay sahmin uga sameeyaan deegaano laga cabsi qabo inuu xilligan ka dilaaco Ayax, si Wasaaradda Beeruhu uga tabaabulshaysato ka hor-taggiisa.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here