Shirkad Qurxisa Munaasabadaha Oo Laga Hirgeliyay Magaalada Baydhabo.

0
36

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Koonfur Galbeed ayaa ka qeyb galay Xaflada daahfurka Ruun Events & Digital Screen oo lagu qabtay Hotelka Ruun Jinaad ee Magaalada Baydhabo .

Digital Screen ayaa loogu tala galey in lagu qabto Xafladaha, Shirirka, Aroosyada, Waxaana Deegaanka ka hirgelisey Qalabkan baahida loo qabey Milkiilaha Hotelka Ruun Jinaad ee Magaalada Baydhabo Xildhibanad Bishaaro Maxamed Gaabey .

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here