Dowladda Hoose Garoowe Oo Wadooyinka ku xirtay Calaamadaha haga Gawaarida.

0
40

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wadooyinka Caalamka ayaa ah kuwa leh Calaamadaha haga Gawaarida oo loo yaqaano Samaafaraha in kastoo aysan Soomaliya lahayn kaas oo ka qeyb qaato yareynta Shilalka Gaadiidka dadweynaha iyo Ciriiriga Wadooyinka.

Dowladda Hoose Degmada Garowe oo kaashanaysa Shirkadda Badbaado Taraafik ayaa Calaamadaha gawaarida raacaan ama Haga ka hirgelisay wadooyinka Magaalada Garoowe qaar ka mida ah kuwaasi oo loogu tala galay baabuurta Xamuulka ah ee Safarka ah in ay maraan Waddooyinka loo asteeyay.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here