Qoysas Saameysay Fatahaada Wabiga Shabeelle Oo Deeq Raashiin ah Loogu Qeybiyey Afgooye.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad 200 qoys oo ay Saameysay Fatahaada Wabiga Shabeele ee ku nool Degmada Afgooye ayaa faa’iideystay deqaadan Raashinka noocyadiisa kala duwan Soo Gaarsisay Hey’adda Mukhtar Ali Foundation maadama ay Guriyahooda ka soo barakaceen.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here