Xiriirka Kubadda Cagta Gobolka Bakool Oo Agab Sports la gaarsiiyey.

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Agabkan la gaarsiiyey Xiriirka Kubadda Cagta Gobolka Bakool ayaa isugu jira Fanaanada Maaliyada 10 Kooxood iyo Garsoorayaasha Ciyaaraha dhax dhaxaadiya si loo sii Horumariyo Ciyaaraha Xudur iyo guud ah GobalkabBokool.

Agabkan Sportska ayaa waxaa iska kaashadey Gudomiyaha Golaha Shacabka Sheikh Adan Madoobe iyo Madaxweynaha Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya Ali Abdi Mohamed Shiino

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here