Ololaha Talaalka Carruurta Oo laga Daah-furay Magaalada Hargeysa.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Daah-furka Barnaamijka dardargellinta tallaalka Carruurta shanta shano ka yar ee aan hore loo tallaalin ama aan dhamaystiran tallaalka ayaa lagu qabtay Magaalada Hargaysa, waxaana goobjoog ahaa Wasiiro ka tirsan Maamulka Soomaaliland, madax ka socota hay,addaha WHO, UNICEF iyo hay,addo kale, Shaqaalaha samaynaya wacyigellinta talaalka iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here