Dhismaha Wado Laami ah Oo laga dhagax dhigey Magaalada Berbera

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowlada Hoose ee Degmada Berbera ayaa Dhegax Dhigtey Wado Gaareysa 4Kiilo Miirtir Oo Tagi Doonta Ilaa Airport Magaalada Berbera, Waxaana Munaasabada dhagax dhiga ka soo weyb Galey Gudoomiyaha Gobolka Saaxil,qaar ka mid ah Shirkadaha ku Shaqeeya Dhismaha Mas’uuliyiin iyo Odayaasha Degaanada Hoos yimaada Degmada.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here