Dood Wadaag ku saabsan Xoojinta is dhaxgalka Dowlada iyo Bulshada Oo lagu qabtey Baraawe

0
36

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baraawe Ee Caasimadda KG ayaa lagu Daah-furey kulan Dood-wadaag ah oo ku saabsanaa Xoojinta Isdhexgalka iyo Daah-furnnaanta Dowlada KG.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS, Xildhibaan katirsan BJFS, Masuuliyiin kale iyo Bulshada Qeybahoodi Kala Duwan.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here