Maamulka Gobolka Baay Oo ku baaqey in gargaar la soo gaarsiyo Barakacayaasha Baydhabo

0
37

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Baay ee dhinaca Arrimaha Samafalka oo ay wehliyaan xubno kale ka tirsan Maamulka, ayaa Kormeeray Kaamamka ay degan yihiin Dadka Barakacayaasha Magaalada Baydhabo, si ay u Qiimeeyaan baahiyaha ka jira kaamamka oo ay ku noolyihiin dadka danta yar ah,kuwaas oo daruufo kala duwan ugu soo Barakacay deegaanadooda.

Mid ka mid ah Qoysaska ku nool Xeradaasi oo uu booqday Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Baay ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ay la kulmayaan isagoona Codsadey in wax loo qabto.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here