Dhismaha Aarga Loo dhisayo Degmada Xudur Oo la dhagax dhigey.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud oo ay wehliyaan Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Cali Xuseen, iyo Gudoomiyaha Howlaha guud iyo dib u dhiska Maxamed Mukhtaar ayaa dhagax-dhigey dhismaha Aargada wadada xiriirisa garoonka diyaaradaha iyo magaalada.

Gudoomiye Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa uga mahadceliyey Fatah Bakool Foundation hirgelinta Aargadaan muhiimka u ah quruxda wajiga garoonka diyaaradaha oo horey mashaariic kale oo horumarineed looga fuliyey sidoo kalena ka qeybqaadaneysa horumarada kasocda magaalada Xudur.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here