Xarun Cusub Loogu tala galay In Lagu qabto Shirarka Oo Laga Hirgeliyey Degmada Xudur.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool ayaa lagu qabtay Munaasabad Lagu Daah-furaayey Ahlaam Conference Hool, kaas oo lagu qabto shirarka,Maamulka iyo Tababarada.

Munaaasabadda Daah-furka Hoolkan ayaa waxaa ka qeyb-galay Maamulka Gobolka Bakool iyo Midka Degmada Xudur ,Masuuliyiin kala duwa iyo Bulshada Qeybahooda kala Duwan ee Degmada Xudur.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here