Tababar ku Saabsan Qorshaha dhisida Aqoonta Oo Loo soo gabagabeeyay Macllimiinta Baydhabo.

0
23

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Macalamiinta Iskuullada Magalada Baydhabo Ayaa U Soo Idlaadey Tababar u Socodey Mudo Labo Maalin ah Kaasi oo Lagu Baraayey Qorshaha Dhisida iyo Sare u Qaadida Aqoonta, Xirfadda Iyo Wacyiga Macaliminta Waxaana Tababarka Bixineysey Jaamacada Konfurta.

Macalamiintaan ayaa Waxey ka Kala Socodeen Iskullada Kala ah Baydhabo, Model, Macruuf Ayidoona Ujeedka Ahaa Sidii ay Macalamiinta u Tayen lahaayeen Aqoonta Ardeydooda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here