Xarun Lagu baranayo Xirfadaha Gacanta Oo Laga hirgaliyay Degmadda Xuddur.

0
24

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo aheyd mid lagu daah furaayey Xaruun lagu baran Doona qeybaha kala duwan ee Farsamooyinka Gacanta oo Yeelan Doonta Degmada Xudur Xarunta Gobolka Bakool ayaa waxaa Ka Soo qeyb galey Maamulka degmada, odayaasha dhaqan, haweenka, Dhalinyarada iyo Marti sharaf kale.

Xaruntaan ayaa waxaa waxyaabaha lagu barta ka faa’ideysan Doona Qeybaha kala duwan ee Degmada Xudur Jecelna In ay Bartaan Xirfadooyinka Gacanta si ay u Hormariyaan Noolashooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here