Dowladda Hoose Kismaayo Oo Olole Nadaafadeed ka sameysay Kanaalada Biya mareenka Wadooyinka.

0
25

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiye ku-xigeenka Degmada Kismaayo ahna Xoghayaha Dowlada Hoose ayaa mudooyinkii danbe isaga iyo qaar ka mid ah howlwadeenada dowlada hoose ee kismaayo waxey wadeen olole Nadaafadeed oo dib Looga Dayactiraaayey Guud ahaan Wadooyinka goobaha Biyo Mareenada ah iyo Suuqyada Magaalada Si Looga Hortago Cuduarad Faafa loona Ilaaliya Bilicida iyo Faydhowrka Degaanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here