Culimada SSC khaatumo Oo Baaq Nabaded ka soo saaray Dagaalka ka socda Ceerigaabo.

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Culimada SSC khaatumo oo Shirjaraaid qabtey ayaa waxaa ay ka hadleen baaq nabadeednaudireen Beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya Ceerigaabo si dhiiga iyo Dagaalka sokeeye loo joojiyo.

Sidoo kale culimadaan ayaa waxaa ay soo dhoweeyeen baaqyo kale oo nabadeed ooo ay jeediyaan Odayaasha iyo Bulshada SSC Khaatumo si dadka walaalaha ah ay Nabada u qaataan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here