Arday baratay Qur,aanka Kariimka iyo Culuumta Shareecada Islaamka oo Munaasabad loogu qabtay Laascaanod.

0
20

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Machadka Caaisho oo kamid ah Machadyada Shareecada Islaamka Lagu Barto ee Magaalada Laascaanood ayaa Sanadkii lix iyo Tobonaad Munaasabad Qalin jabin ah u qabanaya Ardeyda ka baxeysa Machadka.

Munaasabada ayaa Waxaa ka qeyb-galay Wasiirada Maamulka SSC Khaatumo, Xildhibaano ka socdey Dowladda Fedraalka Soomaaliya, Macalamiin, Waaladiin iyo Marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here