Kulanka ansixinta siyaasada maareynta Deegaanka Oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
34

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KGA ayaa magalada Baydhaba ku qabatey Shir lagu ansaxinayey Siyaasadda Maareynta Deegaanka KGS waxaana ka qeybgalay Wasiirka wasaaradda Deeganka, Wasiiro xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed, NGO yada, Jamacadaha iyo Bulshada Rayidka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here