Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya Oo dib u dhis ku sameynaya Garoomada Ciyaaraha Degmada Cadale

0
35

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo Mudooyinkii ugu dambeeyey socdaal ku marayey Gobolada Shabeelada dhexe iyo Galgaduud ayaa waxaa uu kormeerey dhamaan Garoomada Degmada Cadale Shabeelada dhexe isagoona soo indha indheeyey Garoomada la rabo in dib u dhis lagu Sameeyo iyo Goobo cusub oo la rabo in Laga dhiso Garooma laga Ciyaaro Kubada Cagta

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here