Shacabka Degan Guriyaha Dowlada Magaalada Kismaayo Oo loogu baaqey in ay ka guuraan

0
33

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Abdullahi Faraweyne Oo Shir jaraaid ku qabtey Xafiiskiisa, ayaa waxa uu ka hadlay Arimaha badan oo la xariiraha Xaaladaha Bulshada isagoo Fariimo la wadaagey

Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Abdullahi Ugu baaqey Bulshada degan Dhulalka Dowlada in ay iskaaga guuraan mudo kooban, si Bulshada loogu adeego kuwaas oo u baahan Hey”adaha Dowlada in ay dib u dhise ku sameystaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here