Wiil dhalinyaro ah ku Nool Baydhabo Oo ka macaashay beeridda calafka xoolaha.

0
30

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Khadar Abduqaadir Abdulle oo ah Aqoonyahan Bartey Cilmiga Beeraha ayaa waxaa Bishii May ee Sanadkan bilaabey in uu Beero Caws Waqti Kooban ku baxaya, Kaas oo sidookale Xoolaha siinkara Nafaqo.

Khadar oo ku nool Baydhabo ayaa Cawskan ku Beeray Beer Weyn oo ku taala Duleedka Magaalada Baydhabo,Kaas oo uu sheegay in Xoolihii la siiyey ee lagu tijaabiyey ay ka heleen Nafaqo Fiican.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here