Hey’adda SODMA Oo Gawaari Gargaar Sida u dirtey Degmada Masagawaa.

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gaadiidkaan ayaa sida gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka, waxa ayna gaarayaan 10-gaari oo ah nuuca xamuulka qaada, iyadoo SoDMA mucaawinadan ugu talagashay shacabka ku nool Mesegawaa Ee Gobolka Galgaduud kadib markii shacabka soo dalbadeen in la soo gaarsiiyo gargaar bani’adanimo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here