Xarun Caafimaad laga Hirgeliyey Magaalada Hargeysa Oo Xariga laga jarey.

0
34

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Hargeysa ee Xarunta maamulka Soomaaliland waxaa laga furey Xarun caafimaad oo lagu magacaabo Al Ixsaan Medical Center oo ah xarun caafimaad oo si gaar ah loo leeyahay taasi oo ka howgali doonta xaafada Gantaalaha ee hargeysa

Xarig jarka xaruntaan ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha ee wasaarada Hormarinta Caafimaadka Dr Maxamed Cabdi Xirgeeye , Masuuliyiiin ka tirsan maamulka Soomaaliland iyo bahda Caafimaadka Hargeysa

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here