Garoonka Ciyaaraha Degmada Ceeldheer Oo Lagu Wado In dib loo dhiso.

0
34

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha xariirka kubadda cagta Soomaaliyeed Cali Cabdi Maxamed cali shiine iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa Kormeeray goob loo asteeyay in laga dhiso garoon ciyaaraha kala duwan lagu dheelo.

Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Degmada Ceeldheer Siciid Maxamed Cabdulle Feeyfle ahna ku simaha Gudoomiyaha ayaa ka warbixiyay garoonka iyo marxaladahii uu soo maray,waxaana uu uga mahadceliyey xariirka kubadda cagta dadaalka ay ku bixinayaan horumarinta arrimaha ciyaaraha.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here