Imtixaanka Macalimiinta Wasaaradda Waxbarashada Dalka Oo ka furmay Magaalada Baydhabo.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guud ahaan Koonfurgalbeed Waxaa Imtixaanka maclinimada u fadhiistey 2,259 kuwaasi oo ku kala galaya gobolada Baay , Bakool Iyo Shabeelada Hoose.

Gobolka bakool ayaa sanadkaan Nasiib u yeeshey in ay ka mid noqdaan maclimiintiisa kuwa Imtixaanaadka laga qaadaayo.

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Kooonfur Galbeed Ibraahim Cali Aadan najax iyo Agaasimaha Guud ee wasaarada Ayaa si rasmi ah u dahfurey imtixaanka oo lagu kala qaadaayey dhowr iskuul oo ku yaala baydhabo

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here