Hay’addaha Samafalka Oo Loogu baaqey in ay u Gurmadaan Dad ka soo Barakacay Degmada Qoryooley.

0
31

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si looga gurmado dadka colaadaha ay sameeyeen oo ku soo barkacay Deegaanka Tawakal Ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxa degaankaasi gaaray wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulushada , Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose oo ay qeyb ka ahayeen Hey’addaha samafalka ee ka shaqeeya Gabolka,waxaana soo soo dhaweeyey Maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here