Wacyigelin dhanka Caafimaadka ah Oo Loo Sameeeyey Haweenka Barakacayaasha Muqdisho.

0
28

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Mission peace and development organization ayaa waxey kulan wacigelin ah u sameysey qaar ka mid ah Haweenka Barakacayaasha ah ee ku nool kaamamka duleedka Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, waxaana ujjeedada kulanka ahaa sidii ay Hooyada u daryeeli laheyd Caruurteeda Iyo Waxyaabaha looga Baahan yahay In ay Sameyso Inta ay uurka Leedahay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here