Dowladda Hoose Degmada Laascaanood Oo Dib u dhis ku bilowday Wadooyinka.

0
39

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Laascaanood ayaa waxaa mudooyinkan ka socdey balaarin lagu sameynayo wadooyinka bartahama Magaalada dhaxmara si loo fududeeyo isku socodka dadka iyo gaadiidka maadaama Ciriiriga wadooyinka ay hor istaagaan Fursadaha Ganacsi iyo maalgashiga.

Dowlada Hoose ee Degamada Laascaanood ayaa wado balaarin iyo dib u habayn ku bilowday Laamiga Labaad ee Magaaladda laascaanood si aya u noqato mid aad u quruxa baan,bulushada iyo baaburtana iskaga gudbaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here