Qeybta Sheybaarka Guud Oo Lagu soo kordhiyay Jaamacada Zamzam Magaalada Baydhabo.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Jaamacadda Zamzam Culuumta iyo Tiknoolojiyadda Qeybta Baydhabo ayaa waxay Sanadkaan soo Kordhisay qeyb cusub oo ah Sheybaarka Caafimaadka kaas oo loo diyaariyey dhammaan qalabka Baraatikada ee la xariira Sheybaarka Ardeyda dhigata Kuliyada Caafimaadka iyo Seyniska.

Sheybaarkan ayaa noqonaya mid Ardeyda Baraneysa Kuliyada Caafimaadka iyo Seyniska kor ugu qaado Fahamka iyo Aqoonta Caafimaadka oo muhiim u ah Bulshada oo markii hore ku adkeyd helitaanka qalabkan oo kale inta ay ku guda jiraan Barashada Caafimaadka iyo Seyniska.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here