Baydhabo(Radio Arlaadi)- Goobaha Taariiqiga ah ee Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa inta badan ah kuwa wasaqeysan oo qashin lagu shubo, waxaana ka mid ah Buundada Isha Baydhabo oo halbowle u ah isku soocdka magaalada xaafadaheeda kala duwan, waxaana xiligii haweenka dadka qaar ay ku soo shubaan qashimaha laga keena goobaha ganacsiyada ee ku yaala Magaalada.
Warbixintan waxaa noo heya Bishaar Mayow Muqtaar