Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo dhagax-dhigay Laanta bixinta adeegga Baasaboorrada Degmada Boondheere.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Gudaha , Agaasimaha hay,ada Scdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya Iyo Gudoomiyaha Gobolka banaadir ayaa maanta dhagax dhigay Laanta bixinta adeegga Baasaboorrada oo laga hirgeliyey degmada Boondheere, taas oo wax weyn ka tari doonta bixinta adeegga ay hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya siiso dadwaynaha Soomaaliyeed.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here