Dhalinyarada Jowhar Oo si isxilqaan ah ku dhisaya wadooyin iyo Aargada Degmada.

0
32

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhalinyarada Magaalada Jowhar ee Caasimada Hir-shabeele ayaa bilaabey in ay si isxilqaan ah ku dhisaan Aargo iyo sidookale Dayactir ku sameeyaan Wadooyin muhiim u ah isu socodka Gaadiidka iyo Bulshada.

Waxaana Dhalinyaradan oo iyagu isku tashto Si gaar ah Howshan uga bilaabeen Xaafadda Horseed oo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Jowhar,iyaga oo sii wadi doono Howshaan.

Warkung waliba nig haayte Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here