Xoogsatada Puntland Oo Codsaday dib u soo celinta isticmaalka Shilin Soomaaliga.

0
32

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanada Puntland ayaan hadda laga isticmaalin lacagta Shilin Soomaaliga, taas oo ay kala mid yihiin Gobollo badan oo ka mid Soomaaliya, Adeegsiga Shilin Soomaaliga, ayaa waxaa inta badan baddalay lacagaha dollarka Mareykanka oo ay dadka isugu gudbiyaan telefoonnada gacanta ee shirkadaha isgaarsiinta.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here