Kulan looga hadlaayey Qoondada Haweenka Oo ka dhacay Magaalada Kismaayo.

0
28

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay dood looga hadalayay ka qeyb galka Haweenka ee arimaha Siyaasadda Dalka

Kulanka waxaa ka sooqeybgalay Haweenka ku jira Baarlamaanka Jubaland , Gudiga Haweenka Baarlamaanka siyaasiyiin iyo mari sharaf kale waxaa uuna daba socdaa dodo ay horey u yeesheey Gudiga Arimaha Haweenka Baarlamaanka Jubaland.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here