Ardeyda Macahadka Global Oo ka faaideystey Tababar ku saabsan Daaweynta Bukaanada.

0
24

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardeyda Mcadka Global International College Ee Magaalada Baydhabo gaar ahaan ku Barata Kuliyada Caafimaadka Guud ayaa ka faa’ideystey Tababar ku saabsan Farmashiyaha sida dadka Daawooyinka loo siiyo iyo baaritaanka Bukaanad, waxayna baraatik ku sameeyeen Pharmacyga Daryeel Clinic Center oo ka mid goobaha Caafimaadka ee ka jira Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here