8-da Xiddig Ee Ugu Fiican Todobaadka Ugu Horeeya Ee Xilli Ciyaareedka Cusub.

0
39

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib xagaagii kubbada cagta caalamiga ah, kubbada cagta naadiyada ayaa ku soo laabtay shaashadaheena usbuucan iyadoo xilli ciyaareedka 2024/25 uu ka bilaabmay Yurub oo dhan.

Waxaa jiray wajiyo badan oo cusub oo ay soo bandhigay qaab ciyaareed fiican todobaadkii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedka.

Si kasta ha ahaatee todobaadka ugu horeeya waxa is muujiyay xiddigo badan oo horay magac uga lahaa yurub.

1.Robert Lewandowski:

Xiddiga reer Poland ee Robert Lewandowski ayaa dhaliyay 2 gool kulankii ay Barcelona ka badisay Kooxda Valencia.

2.Mohamed Salah:

Salah ayaa sii wada qaab ciyaareedkiisii fiicnaa isaga oo dhaliyay gool ka hor inta uuna caawiye ka noqon goolkii Diogo Jota.

3.Marco Brescianini:

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Atalanta ayaa dhaliyay 2 gool kulankii ugu horeeyay ee kooxdiisa uu u ciyaaray.

4.Bukayo Saka:

Saka ayaa halkii ka bilowday qaab ciyaareedkii uu ku dhamaystay xilli ciyaareedkii hore waxana uu dhaliyay gool halka uu mid kale caawiye ka noqday mid kale.

5.Luis Henrique

6.Danny Welbeck

7.Samuel Mbangula

8.Joao Neves

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here