Shirka Diyaarinta Gudi Qiimeeya Mashaariicda KG Oo Ka Furmey Baydhabo

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay Shir looga hadlayey diyaarinta Gudiga Farsamo Kormeerka iyo Qiimaynta Mashaariicda ka socda Guud ahaan Deeganada KG.

Shirka oo uu Furey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta KG  ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Guud Wasaaradda Qorshaynta Yacquub Isaaq Xasan, Madax ka socotay Wasaaradaha iyo Qaar kamid ah Shaqaalaha Hay’addaha.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here