Shacabka Ceelbaraf Oo soo dhaweeyay In Degmo Laga dhigay Deegaankooda.

0
30

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalmo ka hor Baarlamaanka Hirshabeele ayaa Cod Aqlibiyad leh ku Ansixiyeen in Degmada Ceelbaraf ay kamid Noqoto Degmooyinka Shabeelada dhexe ee Dowlad-Goboleedka Hirshabeele.

Maamulka iyo Bulshada ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay Ansixinta Degnimada Ceelbaraf, Kadib Markii Degmada Ceelbaraf ee Gobolka Shabeelada dhexe lagu qabtay kulan soo dhaweeyn iyo Mahadcelin ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here