Ardeyda Jaamacada Jubadda Sare Oo ka Faa’ideystey Tababar ku saabsan Umulisinimada

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ku saabsanaa sida loo daryeelo Hooyooyinka uurka leh iyo dhallaankooda waxaana Tababarka ka faaideysatey Ardeyda Jaamacadda Abbar Jubba oo ay soo qaban qaabisay gaar ahaan kuwa barta Kuliyada Caafimaadka, qeybta Nurse & Midwifery si kor loogu qaado aqoontooda Waxbarasho.

Qaar ka mid ah Ardaydii ka Faa’iidaysatay Tababarka ayaa u mahad celiyay Macalimiintii iyo Maamulka Jaamacadda Waxay kaloo ka hadleen Waxaayabaha ay ka fahmeen Tababarka iyo waxa uga dhigan tahay.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here