Madaraso Cusub Oo Laga Hirgeliyey Xaafada Shekh Aweys Degmada Xudur

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madarasada Al Huda oo hada laga Dah-furey Xaafada Shekh Aweys Ee Magaalada Xudur, ayaa horey ugu taaley Xaafada Horseed iyadoona hada wax badan lagu soo kordhiyey sida Qiraa’ada Qur’aanka, Axkaamta Diiniga iyo Madarasada loo bedeley in Qur’aanka lagu barto Buug, oo markii hore lagu baran jirey Loox.

Munaasabada dib u furitaanka Madarasada Al Huda Ee Degmada Xudur ayaa waxaa ka soo qeyb galay Waalidiin, Culumaahudiin, Macalimiin, Odoyaasha dhaqanka Degmada iyo qeybaha kala duwan Bulshada, si ay goobjoog uga noqdaan waxyaabaha Madarasada lagu kordhiyey.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nur War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here