Xarunta Beerista Casriga ah iyo Tayaynta dhirta Oo laga Dah-furey Magaalada Baydhabo.

0
40

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta cusub ee beerista Casriga ah iyo tayaynta dhirta ayaa Waxay soo saaraysaa dhirta, Miraha la cuno ee Qudaarta, iyadoo la Adeegsanayo farsamada cusub ee beerista casriga ah ee la Tacaalidda Isbedelka Cimilada.

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KGS Diini Abdinur Mohamed oo ay wehiliyeen Wasiiro ka tirsan maamulka KGS ayaa Xariga ka jaray Xarunta cusub ee beerista Casriga ah iyo Tayaynta dhirta.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here