Ciyaartoy Loo soo Xuley Xulka Degmada Xudur Oo Tababar U furmay.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xiriirka Kubada Cagta Gobolka Bakool ayaa soo xulay dhalinyaro ka mid noqonaya Xulka cayaartoyda Degmadda Xuddur, kuwaas oo matela Degmada.

Xulka Ayaa Garoonka Ciyaaraha Degmada Xudur Ku Bilaabey Diyaar Garow ay kaga qeyb-galayaan kulamada Ciyaaraha Xeerka Degmo ee Meel kasta ay ka dhacaan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here