Kulan ku saabsan Meel marinta Sharciga Gudniinka Fircooniga Oo ka dhacay Kismaayo.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland ayaa lagu qabtay kulan dood wadag ah oo ay yeesheen Golaha Wakiilada kaas oo looga hadlayay Hindiso sharciyeedka iyo meel marinta Gudniinka Fircooniga ah.

Kulankan waxaa goob jog ahaa Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland mudane Cabdi Baaleey Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arimha Qoyska, Mudanayaal ka tirsan Golaha Wakilada, xubno kasocday Wasaaradda Haweenka oo sharciyadan soo diyaarisay iyo xubno kale oo muhiim ah.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here