Dib u dhis Lagu Sameynayo Xarunta Dhexe Wasaarada Arimaha Gudaha XFS.

0
38

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta Wasaarada Arimaha Gudaha XFS ay degneyd Dowladii dhexe ee Soomaaliyaa saameyn ku yeelatey Burburkii ka dhacay dalka Sodonkii sano ee la soo dhaafey waxaana deganaa dad shacab ah oo dhawaan Dowlada ku amartey in ay iskaaga guuraan si loo dhiso Wasaaraduna uga shaqeyso

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa la wareegay dhulka xarunta dhexe ee Wasaaradda ee ku taala Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho taasi oo dib u dhis lagu bilaabayo.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here