Dadka deegaanka Waabweyn Oo si isxilqaan ah ku dhistay Goobaha adeegyada Bulshada.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Waabweyn oo Hoosyimaada Degmada Maxaas Ee Gobola Hiiraan, wuxuu kamid yahay deegaanada uu saameeyey Burburkii ka dhacay dalka, balse Bulshada Deegaanka ayaa si iskaa wax u qabsa ah ku dhisteen Goobaha Bulshada muhiim u ah Sida Xarumaha Caafimaadka Waxbarashada Ceel biyoodyo iyo Taalo Deegaanka Astaan u noqota inkastoo Adeegyadaas aan Horumarsaneyn

Gudoomiyaha Degmada Maxaas Oo booqasha ku tagay Deegaanka Waabweyn ayaa booqdey Goobaha ay Bulshada Deegaanka sida is xilqaanka ah ay ku dhisteen iyagoo aysan wax taageero ka heleynin Dowlada duruufo adagna ay ku jiraan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here