Haweenka Golaha Wakiilada Jubbaland Oo doortay Hoggaan u dooda Xuquuqda Haweenka.

0
29

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu Dooranaayey Afar Xubnood oo ka mid ahaa Haweenka ku jira golaha wakiilada Jubbaland, kuwaas oo loo doortay in ay ka shaqeeyaan Arimaha Horumarinta Haweenka Jubbaland.

Waxaa Munaasabada ka qeyb-galay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland Abdi Maxamed Abdirahmaan, Xubno sare oo ka tirsan Golaha Wakiilada,Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland,Ururka Haweenka, Aqoonyahano iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan ee Jubbaland.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here