Gudiga Horumarinta Xudur Oo soo gabagabeeyey wajiga 1aad ee qaraan Uruurinta Degmada.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudiga Horumarinta Degmada Xudur ee Gobolka Bakool oo u hilsaaran Dhaqaale uruurinta Xaafadaha, Baabuurta, iyo Goobaha Waxbarashada ayaa Xaafadaha ku bilaabey Dhaqaale Uruurinta.

Gudiga ayaa hada u soo gaba-gaboobay Qaraan ka Qaadista Xaafada Buulow oo ka mid ah Xaafadaha Degmada Xudur taas laga qaadey wixii dhaqaale ahaa ee looga Bahanaa, iyadoo Gudiga u sii Gudbi doono Xaafadaha Kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here