Dhismaha Saldhig Booliska Deegaanka Wisil Oo la dhagax-dhigey.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhismaha Saldhiga Booliska laga dhagax-dhigay Deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug ayaa loogu adeegi doonaa Bulshada Deegaankaas mudo uu san gaarin Adeegyada u baahan yihiin

Dhaqaalaha lagu dhisayo Dhismaha Saldhiga Booliska ayaa waxaa bixinaya Midowga Yurub oo taageraya Dowlad dhiska Soomaaliya, waxaana Munaasabada dhagax dhiga ka qeyb galay Madaxda Wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo Amniga,Maamulka Deegaanka iyo Saraakiisha Booliska

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here