Madaxweynaha Hirshabeele Oo dhagax dhigey Cisbitaalka Saldhiga Deegaanka Biyo Cadde

0
34

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen oo kormeer muddo saddex Toddobaad ah ku maraya Degmooyin ka tirsan Gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa safar shaqo ku gaaray Degmada Biyo-Cadde ee gobolka Sh/dhexe.

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe Ayaa dhagax dhigey mashaariic cusub halka uu xarrigana ka jaray mashaariic laga hirgeliyay Biyo-Cadde .

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here