Xirfadleyda dhismaha Guriyaha Baydhabo Oo codsadey in la Caawiyo

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waa shaqo Adag in la qabto ama lagu shaqeysto,Taas oo u fudud Dadka bartay Ku shaqeyn teeda, Marka laga soo Tago kuwa baran Shaqadan Noocaan oo kale ah,waa shaqada dhismaha Guriyaha ee ay ku shaqeeyaan Boqolaal Dhalinyaro ah.

Xirfadleyda ku shaqeeya dhismaha Guriyaha Magaalada Baydhabo, ayaa codsadey in la Caawiyo ka dib Markii ay Aqabado badan ay kala kulmeen shaqadan.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here