Maamulka Degmada Wadajir Oo ka warbixiyey Mashaariicda ay ka fulinayaan Degmada

0
33

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Wadajir oo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir oo sanadihii u danbeeyey ku Talaabsaneysey Howlaha Hormarinta Adeegyada Bulshada,ayaa Maamulka Degmadaasi waxaa uu ka warbixiyey Howlaha Muhiimka ah ee Maamulka uu Degmada ka qabtey

Maamulka Degmada ayaa sheegey in ay ku guuleysteen Hormarinta adeegyada Bulshada oo ay mid yihiin,dhismaha wadooyinka, Isbitaalo, Goobo Waxbarasho iyo Shaqooyinka kale oo muhiim u ah shacabka Degmada.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here